Ugu danbeyn waxeyn gaarney 50k




 Waxaan guushan uga mahad celinayaa cidkasta oo garab igu siisay in aan hamigeyga ka gun gaaro dhamaan tiin waxan idin leeyahay mahadsanidiin Sida qurux da badan le ee aad iigu hagar baxdeen.

Waxaan halkaan kasii wadi doonaa hamigeyga nololeed een aan ka leeyahay social mediayaha waxaan rajeynayaa intaan iyo in ka badanba in aan gaaro alle indankiis

Comments

Popular posts from this blog

SAWIRADAN FASHION KAA KU HABEYSO GEMINI