Goorma ammaanadu dayacantaa?

Amaanadu waxey dayacantaa markii loo tiiriyo buu yiri Nabigu scw marka maamulka loo dhiibo cidaan ucuntamin
In kasta oo ay somalidu ku maahmaahdo
"Ninkey ariga kala quustan bey geela udiraan "


Ammandu waxey ka mid tahy waxyaabaha qofka haduu dayaco uu ku dhimanayo qiyamkiisa iyo waxtarkiisaba 
Bulshaduna sideedaba hadii ay ilaaliso ammanda waxaa kor ukacaya in la isheclaado la walaalooba dadku meel walba ay joogaan .
Muuqaalka sheikh mustafe oo dhameystiran waxaa ka dawaan kartaan linkiga hoose ka bogosho wacan bulshadeyda

https://www.facebook.com/share/r/19ddbF38Pu/

Comments

Popular posts from this blog

Ugu danbeyn waxeyn gaarney 50k

SAWIRADAN FASHION KAA KU HABEYSO GEMINI