Posts

Showing posts from August, 2025
Goorma ammaanadu dayacantaa? Amaanadu waxey dayacantaa markii loo tiiriyo buu yiri Nabigu scw marka maamulka loo dhiibo cidaan ucuntamin In kasta oo ay somalidu ku maahmaahdo " Ninkey ariga kala quustan bey geela udiraan " Ammandu waxey ka mid tahy waxyaabaha qofka haduu dayaco uu ku dhimanayo qiyamkiisa iyo waxtarkiisaba  Bulshaduna sideedaba hadii ay ilaaliso ammanda waxaa kor ukacaya in la isheclaado la walaalooba dadku meel walba ay joogaan . Muuqaalka sheikh mustafe oo dhameystiran waxaa ka dawaan kartaan linkiga hoose ka bogosho wacan bulshadeyda https://www.facebook.com/share/r/19ddbF38Pu/

Ugu danbeyn waxeyn gaarney 50k

Image
 Waxaan guushan uga mahad celinayaa cidkasta oo garab igu siisay in aan hamigeyga ka gun gaaro dhamaan tiin waxan idin leeyahay mahadsanidiin Sida qurux da badan le ee aad iigu hagar baxdeen. Waxaan halkaan kasii wadi doonaa hamigeyga nololeed een aan ka leeyahay social mediayaha waxaan rajeynayaa intaan iyo in ka badanba in aan gaaro alle indankiis